Your search results

Dhodir Real Estate

Madina Mall, First Avenue, Starehe
WhatsApp +254799921276
Skype: realestate

Haddii aad guri ka raadinayso gudaha Nairobi, Dhodir Real Estate raadinta ayay kuu fududaysaa. Isticmaal nidaamkeena casriga ah ee internate ka si aad u soo saarto guriga aad rabto, anagoo si toos ah kuugu xirayna maamulaha guriga.  Waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho guriga riyadaad ahwaxaadna kuhe waqti aad uyar gudahood. Waxaan macaamiishayada la wadaagnaa khibrad qoto dheer oo ku saabsan kirada guryaha. Haddii aad guri raadinayso, ama aad rabto inaad wax ka ogaato milkiilayaasha guryaha Nairobi, iyo xataa haddii aad u baahan tahay kirayste wanaagsan, diyaar ayaan u nahay inaan ku caawinno. Nagala soo xiriir wixii lamburanta korkuqoran wixii su’aal ah oo aad qabto!

    Contact Me

    Compare Listings