More About Us
Get to know our talented team
About our company
Dhodir Real Estate: Waa ishaada koobaad iyo buundada kugu xiraysa guryaha ugu heerka sarreeya ee magaalada Nairobi.
Our Mission
Hadafkeenu waa inaan noqono isha koobaad ee suuqa guryaha ee magaalada Nairobi. Waxaan u isticmaalnaa aqoon qoto dheer iyo xiriirkena caalamiga ah inaan macaamiisheena siino talooyin dhameystiran iyo marin u helidda guryaha ugu casrisan ee suuqa marka ay guri kiraysanayan ama kiraynayaan.
Our Values
Khibrad sannado ah, guryo tayo sare leh, iyo aqoon qoto dheer oo aan u leedahay suuqa Nairobi, waxay Dhodir Real Estate ka dhigtay xarun loogu soo hagaago adeega kiraynta guryaha ayadoo lagu kalsoon yahay, kaas oo had iyo jeer mudnaanta siisa bulshada.
Our Vision
Inaan ka dhigno kiraynta guryaha magalada Nairobi mid ka fudud sidii hore, laguna helikaro qiimo jaban, annagoo meesha ka saarayna khidmadaha dillaaliinta iyo diwangalinta isla markaana bixinayna adeegyo hufan oo diiradda saaraya baahida bulshada.
Our Resources
Dhodir Real Estate waxay ku dhisantahay milkiilayaal la isku halleyn karo, guryo la hubiyay, iyo qalabka ugu dambeeyey ee dhijitaalka ah. Xiriirka aan la leenahay bulshada iyo isticmaalka farsamada casriga ah waxay noo suurtagelisay inaan kuu fududeyno helida iyo kiraynta guryaha, adigoo helaya xog sax ah iyo hagid buuxda oo kalsooni ku dheehan tahay.
Get in touch with us to plan your next transaction
Our experts and developers would love to contribute their expertise and insights and help you today.